Gudoomiyaha Baarlamaanaka DFS oo ciidamo wata oo yimid xarunta Baarlamaanka
(November 24, 2014)
Muqdisho:-Waxaa goordhow soo gaaray xarunta Baarlamaanka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Gudoomiyaha Baarlamaanaka Maxamed Sh Osman Jawaari oo ay la socdaan Ciidamo walow ay weli socdo Buuq iyo sa Xildhibaanada ka soo horjeeda Mooshinka xukuumada oo jeexjeexay waraaqaha xaadirinta xubnaha Baarlamaanka
(November 24, 2014)
Muqdisho:-War haatan naga soo gaaray magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Xildhibaanada ka soo horjeeda mooshinka laga keenay Xukuumada Raisulwasaare Cabdi weli Sh Axmed ay laba jeer jeexjeexeen waraaq Xildhibaanada DFS oo saaka mar kale ku kulmaya Muqdisho
(November 24, 2014)
Muqdisho:-Wararka ka imaanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in maanta ay kulmayaan xildhibaanada baarlamaanka DFS waxaana horyaal Gudoonka Baarlamaanka mooshin ka dhan ah Raiisulwasare C/weli Sh Sheekh Maxamed Umal oo habeenkii 3aad ka hadlay buugga Xadka Riddada (Daawo)
(November 23, 2014)
Nairobi:-Sh. Maxamed Cabdi Umal oo ka mid ah culimada Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Kenya gaar ahaan magaalada Nairobi ayaa habeenkii saddexaad wuxuu ka hadlay buugga Xadka Riddada maxaa ka run ah Abu Xafsa Al-Muritaani oo wareysi siiyey Tv Alaan kana hadlay Daacish.[Daawo]
(November 23, 2014)
Abu Xafsa Al-Muritaani محفوظ ولد الوالد oo ahaa ninka 3aad ee Ururka Al-Qacida masuulna uga aha Hay'adda Sharciga ee Fatwada ayaa wareysi dheer siiyey Tv-ga Alaan. waxaana uu si gaar ah Madaxweynaha Puntland oo Xariga kajaray Kulliyadaha Sayniska Gaar ahaan Waaxda Barashada Cilmiga Deegaanka (Masawiro)
(November 23, 2014)
Garoowe:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa Maanta Magaalada Garoowe ee Caasimada Puntland gaar ahaan Xarunta Jaamacada Bariga Afrika kaga qeyb galay xaflad balaaran oo Ra’iisul Wasaarihii hore Saacid oo ka hadlay Khilaafka Madaxweynaha iyo Ra’iisul Wasaaraha.
(November 23, 2014)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaarihii hore ee Xukuumadda F. Soomaaliya Dr. Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) oo khudbad dhinacyo badan taabanaysa u jeediyay qaar kamid ah Jaaliyaddaha Soomaaliyeed ee ku nool d Gudoomiyaha Baarlamaanka DFS Prof Jawaari oo dalka dib ugu soo laabtay
(November 23, 2014)
Muqdisho:-Gudoomiyaha Baarlamaanka DFS Prof Maxamed Sh Cismaan Jawaari iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho ka dib markii uu ka soo qeyb galay shir ay ku kulma Gabay:- Culimo saw maaha waa tix gabay uu tiriyey Ismaaciil Maxamed Cali (Akhriso)
(November 22, 2014)
Finland:-Tixdan kooban ee aan u magac bixiyay CULIMO SAW MAAHA ayaa waxaan jeclaystay in aan la wadaago walaalaha tixdan ayaa waxay tilmaamaysaa kaalinta ay culimadeenu bulshada kaga jirto kaalintaa Walaaltinimada islaamka Dr.Sh Cabdi Nuur Sh Maxamed Macalim Maxamuud[Daawo Video-ga]
(November 22, 2014)
Nairobi:-Waa muxaadaro cusub oo ka hadlaysa waxyaabaha ay la gaarka tahay walaaltinimada islaamka, muxaadaradan oo ka dhacday masjidka al-hidaaya ee magaalada Nairobi waxa soo jeediyay Dr Sh Cabdi Nuu
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|