
(January 23, 2015)
Mozambique:-Sh Umal ayaa isla maanta waxaa uu ka jeediyey khudbadii Jimce Masjidka Abu Bakar Al-Sadiiq isagoo uga hadlay difaaca Nebigeena Muhamed Naxariis iyo Nabadgelyo korkiisa ha ahaato iyadoo khu Khudbadii Jimce ee masjidka Al-hidaaya ee magaalada Nairobi.[Dhagayso]
(January 23, 2015)
Nairobi:-Waxaan idin soo gudbinaynaa khudbadi Jimce ee maanta Masjidka Al-hidaaya ee magaalada Nairobi uu ka soo jeediyay Sh.Maxamuud Maxamed Shibli, sheekha ayaa waxa uu khudbadiisa ooga hadlay dha Soomaalida iyo Adduunka(Diriishadda Nairobi) -2 (Islii Maxaa looga Abaal Dhacay?)
(January 23, 2015)
Nairobi ama kenya Soomaalidu waa ku dhaqantahay. Kenyana Soomalida wey ku dhaqantahay. Wey fiicantahay labaduba iney gartaan in laysku dhaqanyahay. Soomaalidu waa ku dhaqantahay oo xoolo iyo nolol aye

(January 23, 2015)
Nairobi:-Dadka Soomaalidaa dadnimadu kuma yara, hankoodu ma xuma, indha adaygana qayb weyn ayey ku leeyihiin, oo midkood isagoo hadda baadiye ka soo galay ayuu magaalada dhan jecelyahay inuu iibsado,

(January 23, 2015)
Mogadishu: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sh.Maxamuud ayaa tacsi u direy shacabka Sacuudiga, dunida muslimka, eheladii iyo qoyskii uu ka geeriyooday boqorkii dalka Boqort

(January 23, 2015)
Muqdisho:-Afhayeenka Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Da”ud Aweys oo goor dhow la hadlay saxaafadda ayaa sheegay in safarkii uu maanta uu ku imaan lahaa magaalada Muqdisho madaxweynaha da

(January 23, 2015)
Boosaaso:-Waxa maantay ka dhacday markazka wayn ee Al-Rowda ee magaalada boosaaso xaflad si heer sare ah loosoo agaasimay oo lagusoo afmeerayay dowro lagu tababarayay qaar ka mid ah Ardayda Dugsiyada

(January 23, 2015)
Riyadh:-Wararka ka imaanaya dalka Sacuudi Carabiya ayaa sheegaya in xalay uu ku geeriyooday magaalada Riyadh ee xarunta dalka Boqotooyada dalka Sacuudiga Boqor Cabdalla Bin Cabdulcasiis Boqorka ay
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|