Madaxweyne Gaas oo safar shaqo ugu baxay magaalada Boosaaso
(January 22, 2015)
Boosaaso:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Garoowe ee caasimada dowladda Puntland ayaa sheegaya in Madaxweynaha Puntland Dr.C/weli Maxamed Cali Gaas uu maanta safar shaqo ugu baxay magaalada Boosaas
Shirkii Golaha Xukuumada Dawladda Puntland oo looga hadlay amniga
(January 22, 2015)
Garoowe:-Shirka Golaha Xukuumada Dawladda Puntland oo uu shir gudoominayey Madax weynaha Dawladda Puntland Dr.C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa waxaa looga hadlay Safarkii shaqo ee uu madaxweyne ku xigeen
Hay’adda culumada Soomaaliyeed oo bayaan ka soo saartay kulankii R/W Sharmaarke (Akhriso)
(January 22, 2015)
Muqdisho:Hay’adda culumada Soomaaliyeed ayaa Warsaxaafadeed ka soo saaray kulankii ay shalay la qaateen Raisulwasaaraha DFS Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke waxaana ay Hay’adda culumada soomaaliyee
Ka qayb qaado Masjidka Abuubakar ee laga hirgelin doonno degmada Burtinle[Masawiro]
(January 21, 2015)
Burtinle:-Waxaan walaaladda Soomaaliyeed meel kasta ay joogaan, ugu baaqaynaa inay ka qayb qaataan dhismaha Masjidka ABUUBAKAR ee laga hiir gelin doonno degmada Burtinle,walaal dhismaha masjid kaan wa
Aqoonyahan Cabdalla Shafey iyo barbaarinta Caruurta (Daawo).
(January 21, 2015)
Denmark:-Waxaan idiin soo gudbineynaa cashar ku saabsan barbaarinta Caruurta waxaana na soo gaarsiiyey jeedinaya Aqoonyahan Cabdalla Shafey.Aqoonyahan Cabdalla Shafey waa macalin ka mid ah macalimiint
Madaxweynaha PL la kulmay madaxda Hay’addaha UN-ka ee ka howlgala gudaha Puntland.[Masawiro]
(January 21, 2015)
Garoowe:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.C/weli Maxamed Cali ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 21-1-2015 kullan madaxtooyada Puntland ee Garoowe kula qaatay Madaxda Hay’addaha UN-ka ee ka howlgal
Ra’iisul wasaare Cumar Cabdrishiid oo xafiiskiisa kulan kula qaatay Ha’yadda Culimada Soomaaliyeed [Masawiro]
(January 21, 2015)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Dowladda Federalka Soomaaliya Mudane Dr.Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke, ayaa maanta kulan kula qaatay xafiiskiisa Ha’yada Culimada Soomaaliyeed, isagoo ku dhiirrig
Dagaalo khasaaro badan geystay oo weli ka socda deegaanka Deefow
(January 21, 2015)
Hiiraan:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Beledweyne ee xarunta gobalka Hiiraan ayaa sheegay in xalay ay mar kale dagaalo ay dib uga soo cusboonaadeen deegaanka Deefow ee duleedka magaalada Beledwey
Banaanbax nabadeed iyo is dhexgalka bulshada oo maanta ka dhacay Adhicadeeye [Masawiro]
(January 20, 2015)
Laascaanood:-Banaanbax Balaadhan oo nabadeed ayaa maanta galinkii dambe waxaa uu ka dhacay magaalada Adhicadeeye , Banaanbaxaan waxaa soo abaabulay Odayaasha iyo waxgaradka  magaalada Adhicadeeye oo
Madaxweynaha Jubbaland oo daahfurka shirka dhismaha baarlamaanka Jubaland
(January 20, 2015)
Kismaayo:-Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa maanta daah furay shir gogol xaarka u ah dhismaha Baarlamaanka Jubbaland kaas oo maanta ka furmay magaalada Kismaayo ee xarun

« Previous PageNext Page »