Kooxda Shiicada xuutiyiinta oo la wareegay xarunta Madaxtooyada dalka Yemen.
(January 20, 2015)
 Yemen:-Kooxda Shiicada Xuutiyiinta ayaa gabi ahaan la wareegay xarunta Madaxtooyada ee dalka Yemen ka dib markii saraakiil ka tirsan Madaxtooyada dalka Yemen oo daacad u ahaa Madaxweynihii hore ee d
Ku xigeenka wakiilka xoghayaha guud ee QM Soomaaliya oo soo gaaray Garoowe.[Masawiro]
(January 20, 2015)
Garoowe:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 20-1-2015 xafiiskiisa Madaxtooyada Puntland ee Garoowe ku qaabilay Ku xigeenka Wakiilka Xoghayaha
Madaxweynaha DFS oo saxiixay heshiiska caalamiga ah ee dhowrista xaquuqda carruurta
(January 20, 2015)
Muqdisho:-Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xassan Sh.Maxamuud ayaa maanta waxaa uu saxiixay heshiiska Qaramada Midoobay ee Xuquuqda Carruurta. Xafladda lagu saxiixayay heshiiska caalamiga e
Baahida Aminga iyo deganaashaha Qofka Sh Dr Cali Maxamed Saalax.[Video]
(January 20, 2015)
Cape-Town:-Waxaa maanta idiin soo gudbinaynaa mid ka mid ah muxaadaradkii ka baxay mutamarkii Islaamiga ahaa ee lagu qabtay wadanka Koonfur Afrika gaar ahaan magaalada Cape-Town, Mutamar kaas oo ay ka
Madaxweynaha Puntland oo ka qeyb galay Xaflad lagu daah-furayey Dalladda Xarumaha Agoomaha Puntland (Masawiro)
(January 20, 2015)
Garoowe:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 20-1-2015 magaalada Garoowe ee caasimada Puntland kaga qeyb galay Xaflad balaaran oo lagu daah-fu
Saraakiil ka socda UNPD oo la kulmay gudoonka Baarlamaanka Puntland.[Cod/Masawiro].
(January 20, 2015)
Garoowe:-Waxaa magaalada Garoowe ee xarunta dowladda Puntand kulan gaar ah ku wada yeeshay gudoonka sare ee Baarlamaanka dowladda Puntland iyo saraakiil ka socda Hay’adda hormarinta mashaariicda u q
War-murtiyeedii ka soo baxay shirkii wada tashiga ee dalladda waxbarshada Ahliga ah.(PEN)
(January 19, 2015)
Boosaaso:-Shir wadatashi oo ay isugu yimaadeen dhammaan xubnaha Dalladda Waxbarashada Ahliga ah ee PEN kaasoo socday laba maalmood 18-19/01/2015 ayay Dalladdu ku gorfaysay horumarinta waxbarashada Ahl
Siihayaha Wasiirka Arrimaha Dibadda DFS oo la kulmay Wasiirka Arrimaha Dibadda Oman (Masawiro)
(January 19, 2015)
Muscat :-Siihayaha Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya H.E. Dr. Abdirahman Dualeh Beileh ayaa maanta kula kulmay Magaalada Muscat Wasiirka
R/Wasaaraha DFS ayaa la kulmay safiirka dowladda Isutaga Imaaraadka carabta u fadhiya Soomaaliya.[Cod/Masawiro]
(January 19, 2015)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Dowladda Federalka Soomaaliya, Mudane Dr.Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay danjiraha dowladda Imaaraadka Carabta u fadhiya Soomaaliy
Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo maanta booqday xarumaha Dowladda iyo Talisyada Ciidanka ee Buuhoodle.[Dhagayso]
(January 19, 2015)
Buuhoodle:-Madaxweyne Ku Xigeenka Dawladda Puntland Eng Cabdixakiim Xaaji Cabdillaahi Cumar Camey ayaa maanta kormeeray xaarumaha Dawladda Puntland ee magaaalada buuhoodle isagoo dhex lugeeyey inta ba

« Previous PageNext Page »