
(February 5, 2015)
Nampula:-Waxaa maanta oo khamiis ah 05/02/2015 ka dhoofay magaalada Nambula ee dalka Muzambig wafdigii culimada ahaa oo ay horkacayeen Sheekh Maxamed Cabdi Umal iyo Sheekh C/qaadir Boobe oo mudo labo

(February 5, 2015)
Laascaanood:-Waxaa lagu soo gabagabeeyey caawa Nadwo Cilmiyeed diiiniga ah oo loogu magac daray dhalanroga dhaqanka iyo dabaqabashadiisa ee ka socotay Masjid Jaamaca magaalada Laascaanood Saddexdii Ha

(February 5, 2015)
Boosaaso:-Munaasabada oo ahayd mid abaal marino kala duwan lagu gudoonsiinaaay Ardayda kaalimaha sare ka galay imtixaanka koowaad ee sand wax barasheerdka 2014 2015 ee Machadka Ibnu xajar Al casqa

(February 5, 2015)
Muqdisho:-Xog-hayaha Joogtada ah ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Mudane Maxamed Cali Nuur, ayaa saxaafadda u akhriyay digreeto kasoo baxday Ra’iisul Wasaaraha oo lagu magacaabay xubnaha cusub ee go

(February 5, 2015)
Muqdisho:-Madaxweynaha Dawladda Puntland oo Maalintii labaad ku sugan Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya ayaa maanta waxaa waxaa uu uu la qaatay kulamo kal gedisan Madaxweynaha DF ee Soomaaliy Ra’iisul wasaaraha DFS oo ku dhawaaqi doona Golahiisa wasiirada
(February 5, 2015)
Muqdisho:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdsho ayaa sheegaya in laga yaabo caawa in uu Ra'iisul wasaaraha Dowladda Federaalka Soomaaliya Dr Cumar Cabdirashid uu ku dhawaaqayo Golaha wasiirada oo

(February 5, 2015)
Garoowe:-Shirka Golaha Xukuumada Dawladda Puntland oo uu maanta shir gudoominayey Madaxweyne ku xigeenka Dawladda Puntland Eng. Cabdixakiin Cabdullaahi Xaaji Cumar Camey ayaa sidii caadiga aheyd waxaa

(February 5, 2015)
Qardho:-Waxaa magaalada Qardho laga bilaabay dhisme lagu balaarinayo Masjidka Riyaad Qardho oo la burburiyay si Balaarin loogu sameeyo. Masjidkan ayaa horay u ahaa masjid yar oo ku yaala wadada Leendh
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|