
(February 16, 2015)
Libya:-Diyaarado dagaal oo laga leeyahay dalka Masar ayaa duqeyn ka geystay magaalada Derna ee bariga dalka Libiya ka dib markii koox raacsan Daacish ay gowraceen 21 qof oo u dhashay dalka Masar kuwaa Live Fatawaa From Ndola Sheekh Maxamed Cabdi Umal (Dhamaad)
(February 16, 2015)
Ndola:-Waxaa dhawaan si toos ah aan idinkugu soo gudbin doonaa Fatawaa uu Sheekh Maxamed Cabdi Umal ka jeedinayo Masjidka Ummaha ee magaalada Ndol waxaa live u tabinaya Radio Halgan Live. Sheek

(February 16, 2015)
Muqdisho:- Waxaa shalay lagu qabtay xarunta dhexe ee wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ee DFS munaasabad xil-wareejin oo aad loo soo agaasimay. Waxaa xilka wareejinayay wasiirkii hore ee C

(February 16, 2015)
Mogadishu:-Wasiirka cusub ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda H.E. Dr. Abdusalam Hadliye Omer oo ay wehliyaan Wasiiru dowlaha Wasaaradda H.E. Khaled Omar Ali iyo Wasiir kuxigeenka Wasaaradda H.E. Ahmed Ali

(February 16, 2015)
Ndola:-Waxaa dhawaan si toos ah aan idinkugu soo gudbin doonaa Muxaadaro uu Sheekh C/qaadir Boobe ka jeedinayo Masjidka Ummaha ee magaalada Ndol waxaa live u tabinaya Radio Halgan Live. Sh.C/qaad

(February 16, 2015)
Muqdisho:-Wasiirkii hore ee Wasaaradaha Waxbarashada Mudane Ciise Maxamed Axmed Guraase iyo Wasiirkii hore ee Wasaarada Tacliinta Sare Mudane Ducaale Aadan Maxamed ayaa xilka ku wareejiyay Wasiirka Cu

(February 16, 2015)
Qardho:-Waxaa magaalada qardho ee xarunta gobolka karkaark safar shaqo kusoo gaaray wafdi uu hogaaminayo wasiirka caafimaadka dowlada Puntland Dr Sadiq Enow, wafdigan oo ka socda wasaarada caafimaadka
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|