Kulanweynihii “Galdogob kow” ee Walaalaynta ummadda Soomaaliyeed oo la soo gabagabeeyay.[Masawiro]
(July 12, 2015)
Galdogob:-Waxaa Subaxnimadii Sabtida ahayd si diiran magaalda Galdogob  loogu soo dhaweeyay Wafdi uu horkacayay Gudoomiyaha Dalladda Ardayda ka baxay Macaahidda sharciga ah ee Soomaaliya, wafdigaas o
Mu’asasada Al-Raxmah oo Ceel Riig ah ka qoday Tuulada Warguduudo ee Gedo (Masawiro)
(July 12, 2015)
Gedo:-Tuulada Warguduudo oo ku taalla deegaan aad u ballaaran una dad badan oo oomane ah kana mid ahayd meelaha xiliyada abaaraha dadku oonka ugu dhamaan jireen ayay Mu’asasada Al-raxmah ka hir gali
Sh.Dr C/Caziiz Cali Axmed oo si weyn loogu soo dhaweeyey Laascaanood.[Video/Masawiro]
(July 12, 2015)
Laascaanod;-Waxaa maanta si wayn loogu soo dhaweeyya Sh. Dr C/Caziiz Cali Axmed oo ka mid ah Dhakaatirada waawayn ee PhD-ga ka soo qaatay Jaamacada ugu wayn Caalamu Al-Islaami ee Madina Islamic Univer
Go’aamo ka soo baxay Golaha wakiiladda ee dowladda Puntland.[Akhriso]
(July 12, 2015)
Garoowe:-Waxaa maanta ay soo gabagabeeyeen Golaha Wakiiladda ee Dowladda Puntland dood dheer oo usbuuc ay ka lahaayeen xeerar iyo gudiyo dhowr ah oo sameeyeen dowladda Federaalka Soomaaliya. Golaha
Madaxweyne Gaas oo afur iyo casho sharaf u sameeyey ardaydii ku tartamaysay akhriska Qur’aanka Kariimka ah ee Gobolada Puntland.[Masawiro]
(July 12, 2015)
Garoowe:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa afur iyo casho sharaf ugu sameeyey Rugsan Hotel ardaydii ku tartantay akhriska Qur’aanka Kariimka ah ee Gobolada Puntland.
Madaxweynaha Jubbaland oo si weyn loogu soo dhaweeyey magaalada Garoowe.[Masawiro]
(July 11, 2015)
Garoowe:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. C/weli Maxamed Cali Gaas iyo madaxweyne ku xigeenka Dawladda Puntland Eng. Cabdixakiin Cabdullaahi Cumar Camey ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 11-7-2015
U baratanka Khayraadka Sheekh. Cabdinasir Xaaji Axmed.[Masawiro]
(July 11, 2015)
Laascaanood:-Akhristayaasheena sharafta Mudan waxaan halkan ugu soo gudbinaynaa Muxaadaro Qiimo badan oo uu Sh Cabdinaasir Xaaji Axmed kaga hadlayo u baratanka Khayraadka muxaadradan oo ku soo beegan
Madaxweyne Gaas oo soo xiray Tartanka Qur’aan Akhriska Gobollada Puntland.[Masawiro]
(July 10, 2015)
Garoowe:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 10-7-2015 masaajidka Hudda ee magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland ku soo gebagebeeyey tar
Puntland oo sii daysay Abwaan C/waaxid Cali Gamadiid.[Daawo Video]
(July 10, 2015)
Hargeysa:-Waxaa maanta soo gaaray magaalada Hargeysa Abwaan C/waaxid Cali Gamadiid iyo salaadiinti uu hogaaminayey Suldaan Muxammad Suldaan Cabdil qaadir ka dib dadaal dheer oo ay u galeen in Abwaanka
Ra’iisal wasaare Sharmaake oo safar ku imaanaya magaalada Garoowe
(July 10, 2015)
Garoowe:-Ra'isal wasaaraha dowlada Federaalka Soomaaliya Dr.Cumar Cabdirashid Cali Sharmaake ayaa la filayaa in maalmaha soo socda uu soo gaaro magaalada Garoowe ee xarunta dowladda Puntland. Ra'isal

« Previous PageNext Page »