Nadwo & Dawro Lagu Soo Gabagabeeyey Masjid Jaamaca ee Laascaanood‏ [Masawiro/Video]
(August 9, 2015)
Laascaanood:-Iyadoo lagu gudo jiro maalmihii u danbeeyey xagaaga  iyo bilowgii sanad dugsi yeedka 2015 ayaa waxaa magaalada Laascaaanood ee xarunta gobolka Sool lagu soo afmeeray Nadwo iyo Dawro soco
Kulan u dhexeeya Qurba Joogta Gobolka Sool iyo guda Joogta oo lagu qabtay Laascaanood.‏[Masawiro]
(August 9, 2015)
Laascaanood:-Magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool waxaa maalinimdii shalay lagu qabtay shirwayne u dhexeeya Qurba joogta iyo gudo joogta magaalada Laascaanood ku sugan. Kulankan oo ay soo qa
Madaxweynaha: “In Shacabkeena uu horumarka ku tartamo waa biseyl la gaarey oo lagu faani karo’’
(August 8, 2015)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Xasan Sh Maxamuud ayaa maanta ka qeybgaley munaasabad ballaaran oo lagu saxiixayey heshiiska hannaanka maamul u sameynta gobollada S
Heshiiska maamul dhisidda gobolladda Hiiraan iyo Sh/Dhexe oo maanta la saxiixay[Masawiro]
(August 8, 2015)
Muqdisho:-Munaasabad ay soo qabanqaabisay wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Federaalka Soomaaliya oo lagu saxiixay heshiiska maamul dhisidda gobolladda Hiiraan iyo Shabellaha Dhexe ayaa maanta ka dhacay
Ciidanka badda ee dowladda Puntland PMF oo soo badbaadiyey shaqaalihii Markabkii ku soo caariyey degmada Eyl
(August 8, 2015)
Garoowe:-Waxaa xalay la keenay magaalada Garoowe shaqaalihii Markabkii ku soo caariyey deegaanka Daalacood oo degmada Eyl u jirta ilaa 45 KM , Markabkaan ayaa waxaa uu ka diiwaan gashan yahay dalka Ye
Raabidada Culumada Islaamka oo Bayaan ka soo saraay weerarada lala beegsanayo Masaajida.(Akhriso)
(August 8, 2015)
Hay,da Raabida Culumada Islaamka ayaa waxaa ay bayaan ka soo saareen weerarada kooxaha Khawaarita ay bilaabeen in ay la beegsadaan Masaajida ay Muslimiinta ku cibaadeystaan waxaana ay umada Islaamka u
Sh. Umal ayaa khudbadiisii maanta uga hadlay u baarri-noqoshada waalidka.[Daawo]
(August 7, 2015)
Nairobi:-Sh. Maxamed Cabdi Umal ayaa khudbadii maanta waxaa uu ku soo qaatay qodob muhiim ah kaasoo ka mid ahaa dar-daar rannadii 10ka ahaa ee uu qeybtii koowaad jimacadii hore kaga hadlay. Sida shar
Jaajuusnimada lagu xiray dhalinyaro Soomaali ah oo ay FBI oo ku bixisay lacag dhan $41,000 dollar Maraykanka
(August 7, 2015)
Minnesota:- Fariin wareed lagu daabacay wargeyska startribune ee ka soo baxa dalka Maraykanka ayaa waxaa uu qoray in Ciidanka Sirdoonka ee dalka Maraykanka ee loo yaqaan FBI aya ku bixiyeen lacag ga
Madaxda Jubbaland iyo siyaasiyinta ka soo jeeda gobolka Gedo oo heshiis gaaray.[Masawiro]
(August 7, 2015)
Kismaayo:-Madaxweynaha dowladda Jubaland Axmad Maxamed Islaan Axmed Madoobe ayaa maanta dib ugu laabatay magaalada Ksimaayo ee xarunta Gobolka Jubada Hoose, Madaxweyne Axmed Madoobe iyo wafdigii la so
Madaxweyne Gaas Puntland uma baahna ciidamo ka socda Midowga Afrika [AMISOM]
(August 7, 2015)
Garoowe:-Madaxweynaha dowladda Puntland Dr.C/wali Maxamed Cali Gaas oo waraysi gaar ah siiyey wakaalada Wararka Reuters ayaa sheegay in dowladda Puntland ay leedahay ciidan ku filan amnigeeda ayna u b

« Previous PageNext Page »