45 Dhallinyaro Soomaali ah oo ku Xiran magaalada Miami ee gobolka Florida (Dhageyso)

May 27, 2016 - Written by Editor

maimiMagaalada Miami ee gobolka Florida ee dalka Mareykanka ayaa waxaa ku xiran ku dhowaad 45 dhallinaryo Soomaali ah oo dalkan kusoo galey si tahriib ah. Dhalinyaradan ayaa loo diidey in loo aqoonsado qaxootinimo, waxaana qaarkood markii ay saxiixeen waraaqaha dib loogu celiyo wadankooda loo sheegay in lagu celinayo Soomaaliya. Dhalinyaradasi waxaa ay cabasho ka muujinayaan in safaaradda Soomaaliya ee dalka Mareyknaka ay wax ka ogtahay in dib u celin lagu sameeyo.

Si kastaba, safiirka Soomaaliya ee dalka Mareykanka Axmed Ciise Cawad, ayaa sheegay inay ka warhayaan dhallinyaradan, balse aysan shaqo ku lahayn aqbaalaaddooda iyo diidmadooda taasna ay u taal dowladda Mareykanka.

Warbixintan waxa inoo diyaarisey Sahra Cabdi Axmed.

VOA Somalia
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
May 2016
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online