Ciidanka DFS iyo kuwa AMISOM oo la wareegay Aadan-yabaal ee gobolka Shabeelaha dhexe

May 14, 2016 - Written by Editor

AMISOMCiidanka DFS iyo kuwa AMISOM ayaa mar labaad saaka dib ula wareegay, deegaanka Aadan-yabaal ee gobolka Shabeelaha dhexe ka dib dagaal dhexmaray ciidanka DFS iyo Al-shabaab sida ay warbaahinta sarkaal ka tirsan DFS oo la hadlay warbaahinta afka dowlada.

Ciidanka DFS iyo kuwa AMIOM ayaa si nabad ah ula wareegay deegaanka Aadan-yabaal ee gobolka Shabeelaha dhexe.

Wararka Aadan-yabaal ayaa sheegaya in dad badan ay ka barakaceen deegaanka Aadan-yabaal ee gobolka Shabeelaha dhexe iyaga oo ka cabsi qaba in lagu kordagaalamo.

Ciidanka DFS iyo kuwa AMISOM ayaa horey ula wareegay bishii April ee sanadka 2016 iyaga oo dib uga soo baxay markii danbe.

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
May 2016
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online