Daroogada iyo Khatarta ay ku heyso Dhalinyarada Sh Dr Maxamuud C/raxmaan Hoori (Dhageyso)
May 30, 2016 - Written by EditorMalmo :-Waxaan Idiin soo gudbineynaa Muxaadaro Muhiim ah oo uu Mutamarkii 1aad ee magaalada Malmo ka jeediyey Sh Dr Maxamuud C/raxmaan Hoori Xafidahulaah waxaan uu Dr. Maxamuud ugu magac daray Daroogada iyo Khatarta ay ku heyso Dhalinyarada.
Waxaa baryahan danbe ku soo batay cabista Daroogada gaar ahaan Shiishada oo noqotay mid ay si siman u cabaan dhalinta Haweenka iyo raga Soomaaliyeed qaarkood taas oo aan horey loogu aqoon jaaliyada Soomaaliyeed ee dibada iyo kuwa ku nool gudaha dalka ,Shiishadu waa Daroogo ka khatarsan Sigaarka halka mar oo aad jiido waxay u dhigantaa adoo 5 baakad sigaara cabay sida ay sugeen Dhaqaatiirta.
Hoos ka Dhageyso Daroogada iyo Khatarta ay ku heyso Dhalinyarada Sh Dr Maxamuud C/raxmaan Hoori.
Muxaadarooyinka ay culumada ka jeediyeen Mutamarkii 1aad ee magaalada Malmo dib ayaan idiinka soo gudbin doonaa inshalaah.
Malmo
Halgan.net