Mutamarkii 1aad ee Dhalinyarada ee magaalada Malmo ee dalka Sweden oo la soo Afmeeray (Masawiro)

May 29, 2016 - Written by Editor

IMG_0124Malmö:-Waxaa caawa la soo gabagabeeyey magaalada Malmö ee dalka Sweden Mutamarkii 1aad ee dhalinyarada kaas oo lagu qabtay magaaalada Malmö waxaana ka soo qeyb galay culumada ka kala timid dalalka Norway iyo United Kingdom.

Mutamarkan oo ahaa kii ugu horeeyey ee lagu qabtay magaalada Malmo ayna soo abaabuleed dhalinyarada magaalada Malmo ayaa waxaa  ka soo qeyb galay culumada kala ah.

1-Sh Dr Cali Maxamed Saalax
2-Sheekh Dr Maxamuud C/Raxmaan Hoori.
3-Sheekh Dr  Mohammed Amin (Shaadhibi ).

Culumada ayaa waxaa ay ka jeediyeen muxaadarooyin kala duwan waxaana ka mid ah arimaha ay culumada ka hadleen  .

A-Khatarta Daroogada ku heyso Dhalinyarada
B-Islaamka iyo wanaagiisa
C-Sidee u soo dhaweynaa Ramadaanka.

Culumada ayaa waxaa kale oo ay Dardaaran kala duwan u jeediyeen dhalinyarada iyo dhamaan jaaliyada Soomaaliyeed ee ku dhaqan magaalada Malmö waxaana ay kula dardaarmeen .alle ka cabsi ,midnimo.iyo in dalka ay joogaan ay ka faa,ideystaan gaar ahaan dhalinyarada .

Gabgabadii Mutamarka 1aad ee dhalinyarada Malmo ayaa waxaa duco ku soo khatimay Sheekh Dr  Mohammed Amin (Shaadhibi ).

Mutamarka ayaa waxaa uu ku soo dhamaad jawi wanaagsan ….

Halgan.net
Malmo.

Leave a comment

*

Archives
May 2016
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online