Puntland oo uga tacsiyeysay Madaxweynaha dawladda Puntland geerida Adeerkiis

May 17, 2016 - Written by Editor

gaas (1)Garoowe:-Madaxweyne ku xigeenka Dowladda Puntland Eng.Camey , gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland Axmed Xaashi iyo golayaasha dowladda Puntland ayaa waxaa uga tacsiyeeeen Madaxweynaha dowlada Puntland Dr C/weli Maxamed Cali Gaas geeridii ku timid Allaha u naxariistee adeerkiis oo C/laahi Cali Gaas oo ku geeriyooday maanta magaalada Nairobi ee caasimada dalka Kenya waxaan Alle uga rajeeyeen in uu siiyo naxariistiisa.

Hoos ka eeg tacsida ay madaxda dowalada Puntland u direen Madaxweyne Dr.Cabdiweli Gaas



M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
May 2016
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online