Madaxweynaha: Siyaasadda dowladda waa mid dhiirigelineysa dhaqaalaha gaarka loo leeyahay.[Masawro]
(June 19, 2016)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xarigga ka jarey terminal cusub oo loo sameeyey Dekedda Caalamiga ee magaalada Muqdisho, kaas oo lo
Puntland oo 43 Al-shabaab ah ka tirsan ku riday xukun dil ah.[Dhagayso]
(June 18, 2016)
Garoowe:-Maamulka Puntland ayaa sheegay in 43 ka tirsan maleeshiyada ururka Al-shabab lagu xukumay dil toogashao ah kuwaasi oo lagu soo qabtay dagaalladii Garacad iyo togga Suuj ee bishii Maarso ee sa
Madaxweynaha dawladda Puntland oo xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socdey Bangiga Adduunka.[Masawiro]
(June 18, 2016)
Garoowe:-Madaxweynaha dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 18-June-2016 xafiiskiisa qasriga Madaxtooyada ku qaabilay wafti ka socdey xarunta Bangiga adduunka ee Washington oo u
Mu’asassada Minhaaj faraca gobolka Bari oo deeq raashin ah u qaybisay qoysas danyar ah.[Masawiro]
(June 17, 2016)
Boosaaso:-Maalinimadii shalay Taariikhduna ku beegnayd 15/06/2016 ayaa Mu’asassada Minhaaj Deeq raashin ah ugu qaybisay gudaha magaalada Boosaso ee xarunta Gobolka Bari. Qoysaskaan Danyarta ah oo dh
Madaxweynaha oo xeer ku soo saaray magacaabista Guddiga Heer Federaal ee Doorashooyinka 2016
(June 17, 2016)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xassan Sheekh Maxamuud ayaa xeer ka soo saaray magacaabista Guddiga Heer Federaal ee Hirgelinta Doorashooyinka Dadban ee sannadka 201
Siyaasi Cali Xaaji Warsame oo Wareysi gaara siiyey TV Somali Channel (Daawo)
(June 16, 2016)
Boosaaso:-Wasiirkii hore ee wasaarada waxbarashada ee dowlada Puntland Cali Xaji Warsame ayaa wareysi gaara siiyey TV Somali Channel waxaana uu wareysigiisa uga hadlay arimo badan oo ku saabsan Puntla
Duruus Ramadaaniya Axkaamta Soonka Sh.Dr. Ali Mohamed Salah (Daawo)
(June 16, 2016)
Norway:-Waxaa idiin soo gudbinaynaa mid ka mid ah Duruus Ramadaaniya waxaana soo jeedin doona Sheikh Dr. Ali Mahamed Salah Axkaamta Soonka waxaana uu Sheekhu muxaadarada ka jeediyey Masjidka Al-Tawfii
Warmurtiyeed: Qodobbo Muhim ah ookasoo baxay shirkii golaha xukuumadda Puntland
(June 16, 2016)
Garoowe:-Golaha Xukuumadda Dowladda Puntland oo uu shir gudoominayey Madaxweynaha dowladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa waxaa looga hadlay arrimaha Amniga , Ka qayb galka shirarka Diba
Golaha Wasiirrada Dowladda Federaalka Soomaaliya oo kulan ku yeeshay Muqdisho.[Masawiro]
(June 16, 2016)
Muqdisho:-Golaha Wasiirada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii joogtada ahaa, waxaana kulanka shir guddoominayay Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Wasiirka Caddaaladd
15 Soomali Tahriib ah oo ku dhimatay magaalada Kasama ee dalka Zambia (Masawiro)
(June 16, 2016)
Zambia:-Wararka ka imaanaya dalka Zambia ayaa sheegaya in Soomaali gaareysa 50 oo Tahriib ah laguna soo qaaday dhinaca danbe ee gaari Xamuul ah kaas oo ka yimid magaalada Kasama ayaa markii uu marayey

« Previous PageNext Page »