
(June 15, 2016)
Garoowe:-Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 15-June-2016 furay kal-fadhigii 37aad ee golaha wakiilada dawladda Puntland, waxaana kasoo qayb galay Madaxweyne ku-

(June 14, 2016)
Kismaayo:-Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka J/hoose ayaa sheegaya in Xubnaha golaha wasiirrada iyo madaxweyne ku-xigeennada koowaad iyo labaad ee maamulka Jubbaland lagu dhaari

(June 14, 2016)
Waxaa soo baxay buug cusub, oo ku qoran luqaddeena hooyo ee Af-soomaaliga, kana hadlaya arrin mudan in xilligan wax laga qoro, bulshaduna wax ka ogaato. Waa arrin taabanaya bulshada caqiidadeeda iyo d

(June 14, 2016)
Boosaaso − Mu’asasada dacwada iyo horimarinta ee Alminhaaj qaybta gobolka Bari ayaa si rasmi ah usoo gabagabeysay tartankii qur’aanka Kariimka ah ee ka socday gudaha magaalada Boosaaso.Ta Madaxweynaha DFS Xassan Sheekh oo xilka ka qaaday Taliyihii Hay’adda Nabadsugida iyo Sirdoonka[NISA]
(June 14, 2016)
Muqdisho:- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xassan Sh Maxamuud ayaa xil ka qaadis ku sameeyey Taliyihii Hay’adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka (NISA), S/Guuto Cabdiraxmaa

(June 13, 2016)
Wafdi culumo ah uu hogaaminayo Sheekh Maxamuud Shible ayaa socdaal dacwo caawa ugu ambabaxay dalka Zambia waxaana uu Sheekhu uu socdaalka dacwo ku tagi doonaa magaalooyinka Lusaka iyo Ndola. Sh Khudbadii Jimcaha Masjidka Al-Huda Finland Sh Cabdi weli Sh Maxamed Xaji( Daawo)
(June 13, 2016)
Finland:-Waxaan idinka soo gudbineynaa Khudbadii Jimacaha Masjidka Al-Huda ee magaalada Finland waxaana Khudbada jeediyey Sheekh Cabdiweli Sh Maxamed Xaji Yuusuf waxaana uu khudbadiisa uga hadlay Fadl

(June 12, 2016)
Laascaanood:-Sh Maxamuud Maxamed Xalike oo ka mida Culimada waawayn ee gobolka Sool , ayaa muxaadaro qiimo badan ka jeediyey magaalada Laascaanood ee xarunta gobalka Sool Muxaadaradan oo ku saabsany

(June 12, 2016)
Boolsika magaalada Orland ee dalka Mareykanka ayaa sheegaya in ku dhawaad 20 qof lagu dilay weerar ka dhacay baar habeenkii lagu caweeyo. Waxa ay xaqiijiyeen in ninkii geystay weerarkaasi oo hubeysan

(June 11, 2016)
Boosaaso:-Waxaa galabta soo gaaray magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka Bari Wasiirka Amniga Puntland Cabdi Xirsi Cali (Qarjab) ka dib howl caafimaad uu u tagay dowlada Jabuuti waxaana si diiran loog
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|