
(July 6, 2016)
Garoowe:-Hay'adda Haro Xafiiskeeda Soomaali gaar ahaan magaalada Garowe ayaa Ciidsii u sameeyay ilaa 150 Caruur Agooma ah waxaana tani Imaanaysaa xili ay Caruurtaan Oo Agooma ah baahi weyn u qabeen

(July 6, 2016)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa hambalyo ku aaddan munaasabba Ciidul Fidriga u diray dhammaan shacabka Soomaaliyeed iyo Muslimiinta caala

(July 6, 2016)
Muqdisho:-Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxa ay ka shaqeyneysaa si aan habacsanaan ku jirin abuuridda, cusbooneysiinta iyo xoojinta x

(July 6, 2016)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xassan Sh.Maxamuud, ayaa sheegay in Xabsiga Dhexe ee Muqdisho uu ka muuqdo gudashada waajibaadka saxda ah ee loo igmadey ee ah dhaqan

(July 6, 2016)
Garoowe:-Magaalada Garoowe ee xarunta dowlada Puntland ayaa waxaa saaka looga ciiday si aad u weyn waxaana soo buuxdhaafiyey garoonka Mire-awaare ee magaalada Garoowe Masuuliin ka tirsan Puntland iy

(July 6, 2016)
Nairobi:-Sh Maxamed Cabdi Umal oo ka mid ah culimada Soomaaliyeed ee sidda weyn looga yaqaano dalka Soomaaliya gudihiisa iyo dibadiisa kuna nool magaalada Nairobi ee caasimada dalka Kenya ayaa u diray

(July 6, 2016)
Laascaanood:-Magaalada laaascanood ee xarunta gobolka Sool ayaa maanta waxaa salaada ciidul fidrigaa ku tukaday kumanaan dadweyna ah oo isugu jira rag iyo dumar iyadoo ay jirtay goobo kale oo ay dadwa Culimada Soomaaliyeed oo baaq nabadeed u jeediyey labo beelood oo colaado ku dhex martay Koonfurta Sool.[Dhagayso]
(July 6, 2016)
Garoowe:-Idaacadda Qur’aanka kariimkaa ee Al-xikma Faraceed magaalada Garoowe oo laga dhagaysto inta badan Deegaanada Puntland iyo Gobollada dhexe ee dalka ayaa maalmaha ciidaha waxay samaysaa barna

(July 6, 2016)
Leicester:-Marka hore mahad idilkeed waxaa iska leh Allaah, naxariis iyo nabadgelyana Rasuul keenii Mohamamed ayeey korkiisa ahaatay intaas ka dib waxaa maanta si weyn looga ciiday magaalada Leicester

(July 6, 2016)
Gaalkacyo:-Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 06-July-2016 munaasabadda ciidul-fitriga kala qayb galay kumannaan qof oo muslminiin ah oo salaaddii ciidda ku tuk
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|