Bishaaro Masajidka As-Sunnah oo Maanta lala Soo wareegay mulkiyadii dhismihiisa (Daawo)

July 19, 2016 - Written by Editor

maxresdefaultWaxaa Illaahay mahadii ah in Maanta oo taariikhdu ay ahayd 07/18/2016. Aanu si rasmi ah ula Soo wareegnay dhismihii loo iibinayay Masajidka As-Sunnah ee Magaalada Sant Paul,Mn.

Maanta waxaan dhignay lacagtii down paymentiga ahayd intii udhimanayd,waxayna ahayd Maalintii Closing dayga ahayd. Horay ayaan u dhignay $60,000 Maantana waxaan dhignay $140,000. Lix bilood kadibna waxaan dhigaynaa $50,000

Kadib lacagta Soo hartay oo ah $625,000. Waxaan ku bixin doonaa mudo 10 sano ah inshallah. Bil walbaa waxaan bixin doonaa $5200.

Waa guul wayn oo muslimiinta u Soo hoyatay Illaahay waxaan uga baryaynaa walaalihii ka qayb qaatay dhamaystirka Mashruucan inuu u barakeeyo maalkooda iyo cimrigooda,ehelkooda,Awlaadooda,janatul fardowsana ka dhigo hooygooda.

Xafiiska Dacwada iyo Iclamka ee Xarunta As-Sunnah Islamic Center St. Paul/ Mn

Leave a comment

*

Archives
July 2016
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728293031
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online