Madaxweynaha Puntland Dr. Abdiweli Maxamed Ali Gaas Oo si kulul uga hadlay Xaaladda Gaalkacyo (Dhageyso)

July 3, 2016 - Written by Editor

IMG_8107Madaxweynaha dawladda Puntland Cabdiweli Maxamed Ali Gaas ayaa si kulul uga hadlay xaalada gobalka Mudug gaar ahaan magaalada Gaalkacyo isaga oo ka hadlay arimo badan gaar ahaan amaanka magaalada Gaalkacyo.

Madaxweynaha dawladda Puntland Cabdiweli Maxamed Ali Gaas ayaa waxaa kale oo khudbadiisa uga hadlay dagaalkii Galmudug iyo Puntland iyo duulaankii Al-Shabaab ay ku soo qaadeen xeebaha Mudug iyo Nugaal iyo Jabkii ka raacay.

Madaxweynaha Puntland ayaa sheegay in Al-Shabaab ay qorsheeyeen dilal haldoorka Puntland gaar ahaan magaalada Gaalkacyo wuxuuna sheegay in amaanka magaalada Gaalkacyo aysan dowlada kaliya sugi karin amaankeed balse loo baahan yahay shacabka in ay la shaqeeyaan dowlada.

Madaxweynaha Puntland Dr. Abdiweli Maxamed Ali Gaas ayaa sheegay in dilalkii ka dhacay magaalada  meelo badan loo tiirinayo, ayna dowlada talaabo ka qaadi doonto kuwa amaan xumida ka wada magaalada Gaalkacyo.

Hoos Ka Dhageyso Khudbadii uu Madaxweynaha Puntland uu u jeediyey waxgaradka magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug.



A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
July 2016
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728293031
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online