Midowga Marakizta Soomaaliyeed ee Denmark oo Hambalyada ciida u diray shacabka Soomaaliyeed

July 5, 2016 - Written by Editor

ciid-wanaagsan1Copenhagen:- Maamulka midowga Marakizta Soomaaliyeed ee waddanka Denmark, waxay guud ahaan muslimiinta gaar ahaan ummadda Soomaaliyeed ugu hanbalyaynayaan munaasabadda ciidda barakaysan ee ciidul-fidriga waxayna ilaahay (SW) uga barayayaan dhamaan ummadda muslimiinta ah inuu nabad gelyo iyo barwaaqo ku  wada gaarsiiyo ciiddan ciiddeeda kale.

Waxaa kale oo ay ummadda Soomaaliyeed  u dardaarmayaan cabsida Alle, waxayna ugu baaqayaan in ay is cafiyaan,isuna naxariistaan, Kana shaqeeyaan wadajirka , midnimada iyo walaaltinimada ka dhaxaysa. Taqabala’llaahu minaa wa minkum Saalix acmaal.

 

Maamulka Midowga Marakizta Soomaaliyeed.

Abusaalix, Said Hassan Jama

Copenhagen/Denmark.

Leave a comment

*

Archives
July 2016
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728293031
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online