Muasasada Al-karam faraceeda Sool iyo Cayn oo Taci udiraysa Eheladii Garaad Abshir Saalax

July 2, 2016 - Written by Editor

loMuasasada Dacwada iyo horumarinta ee Al-karam – faraceeda Sool iyo Cayn – waxay Tacsi Tiiraanyo leh udirayaan Eheladii iyo Qaraabadii uu Ka baxay Alle ha unaxariistee Garaad Abshir Saalax Maxamed,waxayna Alle uga baryayaan inuu naxariista jano ka waraabiyo,Ehelkiisana Sabir iyo Iimaan ka siiyo.

Waxaa diraya Tacsida:
Sh.C/naasir X.axmed Yuusuf
Sh.Siciid Muuse X.Nuur
Sh.Bashiir Ibraahim Sugulle
Sh.Axmed Maxamed Suleiman
Sh.Axmed Maxamed Samatar
Sh.C/shaafi Axmed Cali
Sh.Mubaarik Sh.Xuseen Sugulle
Sh.Maxamuud Maxamed Xaliike
Sh.C/naasir X.maxamed Cali(Faraaid)
Sh.Aadan Weli Cabdi Xuseen
Dr.Axmed Jaamac Ismaaciil Mire
Sh.Aadan Cali Nuur
Sh.Axmed C/raxmaan Cali shire
Sh.Axmed Sh.Cumar
Sh.Maxamed Sh.Adem Weli
Sh.Yuusuf Haybe Ibraahim
Eng C/risaaq Axmed Warsame
Sh.Maxamuud Salaad Warsame
Sh.C/rashiid Yuusuf Maahir
Sh.C/qani Aw-daahir X.xasan
Sh.jaamac Yaasiin Warsame
Sh.Xasan Maxamed Bootaan
Sh.Xirsi Aadan Maxamed
Sh.Aadan Cilmi Siciid
Sh.C/laahi Maxamuud Cali Maahir
Sh.C/laahi Ciise Oog
Sh.Daahir Khaliif Jaamac
Sh.Cali C/casiis Axmed
Ahmed Said Bile

Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
July 2016
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728293031
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online