Islaamka Iyo Wanaagiisa Sh Cabdi Raxmaan Abyad (Maqal iyo Muuqaal)
(July 22, 2016)
Garoowe:-Sh Cabdiraxmaan Axmed Cilmi (Sh Abyad ) oo safar dacwo kusoo maray qaybo badan oo kamid ah dalka ayaa waxaa uu soo gaaray Magaalada garowe Caasumada Puntland waxaana Sheekhu mudadii uu joogay Shirka Golaha wasiirada Soomaaliya oo looga hadlay Qodobo kala Duwan
(July 21, 2016)
Muqdisho, 21 July 2016—Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa manta yeeshay kulankoodii khamiislaha ahaa, waxaana shir gudoomiyay Ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka mudane Tv-ga Somalicabel oo waraysi gaar ah la yeeshay Wasiirkii hore ee Waxbarashada & Taciinta sare ee dawladda Puntland Dr.Cali Xaaji.[Video]
(July 20, 2016)
Nairobi:-Wasiirkii hore ee Waxbarashada & Taciinta sare ee dawladda Puntland Dr.Cali Xaaji Warsame ayaa waxaa uu ka hadlay arrimaha Soomaaliya gaar ahaan doorashada 2016 iyo qaabka lagu soo xulay Madaxweynaha Dawladda Puntland oo kulan la qaatay Golaha Deegaanka Degmada Gaalkacyo.[Masawiro]
(July 20, 2016)
Gaalkacyo:-Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 20- July 2016 aqalka Madaxtooyada ee Gaalkacyo kulan kula qaatay Golaha Deegaanka ee Degmada Gaalkacyo ee cusub, ku Bishaaro Masajidka As-Sunnah oo Maanta lala Soo wareegay mulkiyadii dhismihiisa (Daawo)
(July 19, 2016)
Waxaa Illaahay mahadii ah in Maanta oo taariikhdu ay ahayd 07/18/2016. Aanu si rasmi ah ula Soo wareegnay dhismihii loo iibinayay Masajidka As-Sunnah ee Magaalada Sant Paul,Mn. Maanta waxaan dhigna Madaxweynaha Turkiga Recep Dayyip Erdogan oo waraysigii ugu horeeyey siiyey CNN-ka.[Daawo Video]
(July 19, 2016)
Istanbul:-Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Dayyip Erdogan ayaa waxaa waraysigiisa ugu horeeyey uu siiyey TV-ga CNN-ka isagoo wax laga wiidiiyey halka uu ku sugnaa habeenkii la rabay in xilka laga tuur Madaxweynaha dawladda Puntland oo Xafiiskiisa ku qaabilay Wafti ka socda Qaramada Midoobey.[Masawiro]
(July 18, 2016)
Gaalkayo:-Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 18-July-2016 qasriga Madaxtooyada Puntland ee magaalada Gaalkacyo ku qaabilay uqaabilsanaha Xog-hayaha guud ee Qara Deeq Raashin ah oo la gaadhsiiyey dadka danyarta ee Deegaanka Ceegaag ee Gobolka Sool.[Video]
(July 18, 2016)
Laascaanood:-Jaaliyadda Sool iyo Sanaag ee ku dhaqan wadanka Holland ayaa Deeq raashin ah soo gaadhsiiyey deegaanka Ceegaag ee koonfurta gobolka Sool. Deeqdaan oo loogu tala galay dadka danyarta ah ee Sh C/raxmaan Abyad Oo Muxaadaro ka hadlaysa Islaamka Iyo Wanaagiisa ka jeediyay Masjidka Al-Huda Garowe.[Masawiro]
(July 18, 2016)
Garoowe:-Sh Cabdiraxmaan Axmed Cilmi (Sh Abyad ) oo safar dacwo kusoo maray qaybo badan oo ka mid ah dalka ayaa waxaa uu soo gaaray Magaalada garowe ee Caasumada Puntland waxaana Sheekhu mudadii uu jo Jaaliyadaha Muslinka ah iyo Reer Galbeedka Sheekh C/raxmaan Abyad qeybta 1aad iyo 2aad (Daawo)
(July 17, 2016)
Laascaanood:-Waxaan idiin soo gudbineynaa Muxaadaro qiimo badan oo uu Sheekh Cabdiraxmaan Abyad uu ka jeediyey Nadwo Cilmiyeed ka socota magaalada Laascaanood ee xarunta gobalka Sool .Sheekh Cabdiraxm
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|