Sh Mustafe Xaaji Ismail oo lagu soo dhaweeyey Laascaanood iyo muxaadaradii uu ka jeediyey Jaamacadda Nugaal.[Video/Masawiro]
(July 9, 2016)
Laascaanood:-Sh Mustafe Xaaji Ismail oo ka mid ah culimo'udiinka Soomaaliyeed ayaa maanta si weyn loogu soo dhaweeyey magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool waxaan Sheekha soo dhaweyntiisa ka q Muxaadaradii 1aad ee Nadwada diiniga ee xalay ka bilaabatay magaalada Laascaanood.[Daawo Video-ga]
(July 9, 2016)
Laascaanood:-Waxaa xalay si rasmi ah uga bilaawday masjid Jaamica weyn ee magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool Nadwo cilmiyeed diin ah oo ka soo qayb galeen qaar ka mid ah culimo’udiinka So Jenaraal Maxamed Nuur Galaal Maxay tahay sababta ay AMISOM Soomaaliya uga baxayaan.[Dhagayso]
(July 9, 2016)
Guriceel:-Jenaraal Maxamed Nuur Galaal oo ka mid ahaa Saraakiishii ciidanka xoogga dalka Soomaaliya oo u waramay idaacadda BBC-da ayaa waxaa uu ka sheekeeyey qaabka loo dhisi karo ciidamo Soomaaliyeed Khudbadii Jimce ee Sh Umal ka jeediyey Masjidka Abubakar ee magaalada Nairobi.[Daawo]
(July 8, 2016)
Nairobi:-Waxaa Akhristayaasha Halgan.net ee sharafta leh u soo gudbinayanaa Khudbo Jimcihii uu Allaha dhowree uu ka akhriyey Masjidka Abuubakar ee magaalada Nairobi Sh.Maxamed Cabdi Umal Sheekh Umal a Nadwo diini ah oo caawa si rasmi ah uga bilaabatay masjid Jaamaca Laascaanood.[Masawiro]
(July 8, 2016)
Laascaanood:-Waxaa caawa si rasmi ah uga bilaawday masjid Jaamica weyn ee magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool Nadwo cilmiyeed diin ah oo ka soo qayb galeen qaar ka mid ah culimo'udiinka Soom Nadwo cilmiyeed diini ah oo ka bilaaban doonta Masjid Jaamaca magaalada Laascaanood
(July 7, 2016)
Laascaanood:-Waxaa la ogeysiinayaa dhamaan bulshaweynta ku dhaqan Gobolka Sool iyo nawaaxigiisa in la qaban doono Nadwo Cilmiyeed balaadhan ah oo ay ka soo qayb geli doonaan culimo waaweyn ee soomaali Midowga Maraakista Soomaaliyeed ee Toronto oo Hambalyo diraya
(July 7, 2016)
Maamulka iyo Xubnaha midowga Marakizta Soomaaliyeed ee Toronto Canada, waxay guud ahaan muslimiinta iyo ummadda Soomaaliyeed gaar ahaan jaaliyada Canada ugu hanbalyaynayaan munaasabadda ciidda barakay Hay’adda Haro oo 150 caruur Agoon ah Ciid Siin ugu sameysay magaalada Garowe.[Masawiro]
(July 6, 2016)
Garoowe:-Hay'adda Haro Xafiiskeeda Soomaali gaar ahaan magaalada Garowe ayaa Ciidsii u sameeyay ilaa 150 Caruur Agooma ah waxaana tani Imaanaysaa xili ay Caruurtaan Oo Agooma ah baahi weyn u qabeen Madaxweynaha DFS Xassan Sheekh oo masjidka Isbaheysiga kula tukaday shacabka salaadda ciida.[Masawiro]
(July 6, 2016)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa hambalyo ku aaddan munaasabba Ciidul Fidriga u diray dhammaan shacabka Soomaaliyeed iyo Muslimiinta caala Wasaaradda Arrimaha Dibadda DFS oo beenisay In Madaxweyne Xassan uu la kulmay Ra’iisul Wasaaraha Israel
(July 6, 2016)
Muqdisho:-Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxa ay ka shaqeyneysaa si aan habacsanaan ku jirin abuuridda, cusbooneysiinta iyo xoojinta x
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|