Weerar lagu dhaawacay 9 qof oo ka dhacay Suuqa weyn ee degmada Wadajir.

July 5, 2016 - Written by Editor

3B7E7DCB-2890-46D7-A97C-5CC74FB05FFD_w987_r1_sMuqdisho:-Wararka ka imanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in sideed qof oo shacab ah ay ku dhaawacmeen weerar loo adeegsaday bam gacmeed oo ka dhacay Suuqa weyn ee degmada Wadajir. Bam Gacmeedkan ayaa loola dam lahaa gaari marayay suuqa dhexdiisa xilli suuqa uu ahaa mid aad u mashquul badan oo dadka ay wax ka iibsanaya si ay ugu diyaar garoobaan ciidul fitriga ay buux dhaafiyeen.

Kooxdii bambka tuurtay ayaa durbadiiba ka carartay goobta ay weerarka ka gaysteen. Maamulka degmada Wadajir ayaa sheegay inay ku raad joogaan. Wariyeheenna Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle ayaa warbixintan kasoo diray magaalada Muqdisho.

[audio: http://av.voanews.com/clips/VSO/2016/07/05/78ba2b03-b99b-45a1-9ff7-bdc2bdb9d8fe.mp3]

Source:VOA

Leave a comment

*

Archives
July 2016
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728293031
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online