Xafladda Furitaanka Dawra Cilmiyeed laga furay Laascaanood (Masawiro)
July 11, 2016 - Written by Editor
Laascaanood:-Iyadoo lagu jiro waqtiga xagaaga ayaa waxaa Magaalada Laascaanood ee Xarunta G/sool laga dareemayaa dhaqdhaqaaqyo Dacwadeed oo balaadhan sida Nadwo Cilmiyeed balaadhan oo magaalada ka socda ayaa waxa kale oo iyana la daahfuray Dowro Cilmiyeed socon doonta muddo labo isbuuc ah,ayna ka qayb qaadan doonaan culimada Gobolka ,ayna soo qaban-qaabiyeen Ardayda wax ka barata Jaamaacdaha Dalka Sucuudiga.
Furitaanka Dawrada ayaa waxa kasoo qaybgalay Culimo,arday, iyo qaybaha bulshada ee kala duwan,waxayna dhammaan tood umahad celiyeen Ardayda soo qaban qaabisay Dowradan.waxaa Xusid mudan in dowradana ay tahay mid sanad walba la qabto.[nggallery id=1704]
Musast Al-Karam
Halgan.net

.gif)

