Barnaamijkii Weydiiya culimada waxa aydaan garaneyn. qeybtii 19-aad. Sh. Umal [Daawo]

August 12, 2016 - Written by Editor

Screenshot_2016-01-15-15-08-541-300x169-300x169-300x16913-300x169-300x169Nairobi:-Sh.Maxamed Cabdi Umal ayaa toddobaadkii 19-aad waxa uu masaajidka abuu bakar sidiiq ee xaafadda Islii, Nairobi ka wadaa barnaamij uu uga jawaabayo su’aalaha ay dadweynaha soo weydiiyeen. Barnaamijkan ayaa waxaa soo diyaarisay hay’adda Ixsaan ee horumarinta bulshada, iyadoo uu barnaamijkan yahay mid habeen walba oo jimce la qabto.

Barnaamijkan fatwada ah ayaa jiri doona habeen walba oo jimca ah haddii Illaahay idmo, iyadoo dadka ku nool magaalada Nairobi ay su’aalaha si toos ah u geyn karaan masaajidka Abuu Bakar, halkaasoo sandooqyo loo sameeyey lagu uruurin doono, halka dadka kale ee meelaha kale ku noolna ay su’aalahooda ku soo gudbinkaraan email ka hay’adda oo ah: ixsaanmedia@gmail.com.

Halkan hoose ka daawo jawaabaha Sh.Maxamed Cabdi Umal

Ixsaanmedia

Leave a comment

*

Archives
August 2016
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online