Kitaabka Usuulu sunnah. Sheekh Maxamed Cabdi Umal [Daawo]

August 9, 2016 - Written by Editor

u,Hay’adda Ixsaan ayaa siminaar ku saabsaan caqiidada ka bilowday masaajidka abuu bakar ee xaafadda Islii.
Hay’adda Ixsaan ee dacwada iyo horumarinta ayaa soo agaasintay siminaar lagu baraanayo caqiiqada, waxaana duruusta siminaarka bixinaya Sh. Maxamed Cabdi Umal.

Sh. Umal ayaa kitaabka ugu horreeya saaka bilaabay, waxaana uu darsigii ugu horreeyey ka akhriyey kitaabka: Usuulu sunna ee imaam Axmed binu Xambal.

Hoos Ka Daawo Darsiga 1aad.Usuulu sunna ee imaam Axmed binu Xambal.

Hoos Ka Daawo Darsiga 2aad.Usuulu sunna ee imaam Axmed binu Xambal.

Hoos Ka Daawo Darsiga 3aad.Usuulu sunna ee imaam Axmed binu Xambal.

Hoos Ka Daawo Darsiga 4aad.Usuulu sunna ee imaam Axmed binu Xambal.

Hoos Ka Daawo Darsiga 5aad.Usuulu sunna ee imaam Axmed binu Xambal.

Hoos Ka Daawo Darsiga 6aad.Usuulu sunna ee imaam Axmed binu Xambal

Musasat Al-Ixsaan
Nairobi
Halgan.net

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

256,854 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>