Madaxweynaha Galmudug oo lagu soo dhaweeyey Gaalkacyo (Masawiro)

August 10, 2016 - Written by Editor

ckariimWafdi uu Hogaaminayo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed ayaa maanta si diiran loogu soo dhaweeyey koonfurta magaalada Gaalkacyo waxaana Madaxweynaha socdaalkiisa ku weheliyey wasiiro iyo xildhibaano ka tirsan Galmudug.

Madaxweynaha Galmudug  C/kariin Xuseen Guuleed  ayaa khudbad dheer ujeediyey dadweynihii soo dhaweeyey wuxuuna khudbadiisa uga hadlay arimo kala duwan isaga oo ka soo horjeestay xubno aqalka sare loogu daray Maamulka Puntland.

Dhanka Kale Madaxweynaha Galmudug  C/kariin Xuseen Guuleed ayaa sidoo kale sheegay in ay wadahadalo la galayaan kooxda Ahlusuna iyo Maamulka Puntland.

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
August 2016
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online