Qarax goor dhow ka dhacay wadada Maka Al-Mukarama ee magaalada Muqdisho

August 7, 2016 - Written by Editor

Breaking-NewsMuqdisho:-Wararka inaga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in qarax uu ka dhacay goordhow wadada Maka Al-Mukarama waxaana qaraxa uu sabaabay dhimasho iyo dhaawac. Gaari Walxaha Qarxa ay saaran yihiin ayaa waxaa uu ku qarxay meel u dhow Hotel Maka Al-Mukarama ,Qaraxa waxaa uu ka dhacay Super Market lagu magacaabo Nabaad qaraxa ka dib ayaa waxaa la maqlay rasaas ay ridayaan ciidanka DFS .

Ciidamo ka tirsan kuwa DFS oo xoojin ah ayaa soo gaaray halka uu qaraxu ku dhacay waxaana ay wadaan baritaano kala duwan.

A/Cawale

Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
August 2016
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online