Sidee loo helaa hogaan wanaagsan iyo bulsho caafimaad qabta.[Daawo Video]
August 5, 2016 - Written by EditorNairobi:-Waxaa lagu qabtay magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya Siminaarkii looga hadlayey qaabka loo dhiso bulsho caafimaad qabta waxaana siminaarkaas soo qaban qaabiyey Musasada Isxaan .
Siminaarka looga hadlayey qaabka loo dhiso bulsho caafimaad qabta ayaa waxaa ka qeyb galay culumada kala ah.
1-Sheekh Dr Bashiir Axmed Salaad
2-Sheekh Maxamed Cabdi Umal
3-Sheekh Cabdulqaadir Boobe
4-Sheekh Maxamuud Abuu Sheyba.
no images were found
Culumada ka qeyb gashay Siminaarka looga hadlayey qaabka loo dhiso bulsho caafimaad qabta ayaa waxaa ay ka jeediyeen muxaadarooyin Muhiim ah kuwaas oo taabanayey qaabka iyo sifaadka bulsho caafimaad qabta.
Hoos Ka daawo qaabka loo dhiso Bulsho Wanaagsan Sh Maxamed Cabdi Umal
Khatarta ku wajahan Bulshada wanaagsan Sh Maxamuud Abu Sheyba.
Tilmaamaha Bulsho Wanaagsan Sheekh C/qaadir Boobe
Hogaanka Bulshada Wanaagsan Sheekh Dr Bashiir Axmed Salaad
Halgan.net
Nairobi