Siminaarkii dhisidda bulsho caafimaad qabta oo Nairobi lagu soo afmeeray [Video+Masawiro]
August 6, 2016 - Written by EditorNairobi:-Siminaarkan oo ay soo qaban-qaabisay hay’adda Ixsaan ee dacwada iyo horumarinta bulshada ayaa waxaa uu soconayey 3 cisho, waxaana ka faa’iideystay dad badan oo qaarkood ay kala socdeen qalabta warbaahinta.
Habeenkii xalay ahaa ayaa gabagabadii waxaa ka soo wada qeyb galay culimadii muxaadaraadka ku lahaa siminaarka, waxaana dadkii masaajidka soo xaadirey ay weydiiyeen su’aalo ku saabsanaa mowduucii laga hadlayey 3 dii cisho ee uu siminaarku socday, iyo su’aalo ku saabsan Soomaaliya.
no images were found
Hoos ka Daawo culimada oo ka jawaabaya su’aalihii ay dadweynaha weydiiyeen.
Halgan.net
Nairobi