Siminaarkii dhisidda bulsho caafimaad qabta oo Nairobi lagu soo afmeeray [Video+Masawiro]

August 6, 2016 - Written by Editor

20Nairobi:-Siminaarkan oo ay soo qaban-qaabisay hay’adda Ixsaan ee dacwada iyo horumarinta bulshada ayaa waxaa uu soconayey 3 cisho, waxaana ka faa’iideystay dad badan oo qaarkood ay kala socdeen qalabta warbaahinta.

Habeenkii xalay ahaa ayaa gabagabadii waxaa ka soo wada qeyb galay culimadii muxaadaraadka ku lahaa siminaarka, waxaana dadkii masaajidka soo xaadirey ay weydiiyeen su’aalo ku saabsanaa mowduucii laga hadlayey 3 dii cisho ee uu siminaarku socday, iyo su’aalo ku saabsan Soomaaliya.

Hoos ka Daawo culimada oo ka jawaabaya su’aalihii ay dadweynaha weydiiyeen.

Halgan.net
Nairobi

Leave a comment

*

Archives
August 2016
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online