Madaxweynihii hore ee DFS Sh Shariif Sh Ahmed oo si weyn loogu soo dhaweeyey Kismaayo (Masawiro)
(January 4, 2017)
Kismaayo:-Wafdi uu hogaaminayo Madaxweeynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Ahmed ayaa gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ee Maamulka J/land, waxaana si weyn loogu soo dhaweeyey Garoo
Hay’ada Haro oo Biyo Dhaamis ka sameysay Deegaano ka tirsan Sanaag (Masawiro)
(January 4, 2017)
Hay’ada Haro oo Biyo Dhaamis ka sameysay Deegaano ka tirsan Sanaag biyo dhaamiskan  ayaa imaanaysa xili dadka iyo duunyada ku nool deegaano ka tirsan sanaan laga soo sheegayo  oon iyo gaajo Hay’
Jawaari oo ku dhawaaqay musharaxnimada Guddoonka baarlamaanka “DAAWO”
(January 4, 2017)
Xildhibaan Maxamed Sheekh Cusmaan “Jawaari” oo ahaa Guddoomiyiha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya intii u dhaxeysay 2012-2016 ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay maanta in uu aqbalay
Madaxweynaha Puntland oo dib ugu soo laabatay magaalada Boosaaso (Daawo)
(January 3, 2017)
Boosaaso:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wefti uu hogaaminayey oo hawlo shaqo ugu maqnaa caasimada Soomaaliya ee Muqdisho ayaa maanta 03 January 2017 sidiiran loogu
Madaxweyne ku xigeenka hore ee Puntland oo beeniyey in uu ku biiray Maamulka S/land (Dhageyso)
(January 3, 2017)
Garoowe:-Madaxweyne kuxigeenkii hore ee dawladda Puntland Jen, Cabdisamad Cali Shire ayaa maanta la hadlay saxaafada waxaana uu si adag u beeniyey wararka sheegaya in uu ku biiray mid ka mid ah xisbiy
Waqtiga Doorashada Gudoonka Baarlamaanka Soomaaliya Oo Lagu Dhawaaqay
(January 2, 2017)
Muqdisho:-Guddiga qaban qaabada doorashada Guddoonka Baarlamaanka golaha shacabka iyo labadiisa ku xigeen ayaa maanta shaaciyay waqtiga ay dhacayso doorashada Afhayeenka Baarlamaanka iyo ku xigeennadi
Faahfaahin Qaraxyo Culus oo ka dhacay magaalada Muqdisho
(January 2, 2017)
Wararka ka imanaya magaalada Muqdishu ayaa sheegaya in laba qarax oo xooggan ay ka dhaceen agagaarka garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee Muqdisho. Dad gobjoogayaal ah ayaa sheegaya in labada qarax
Ra’iisul.Wasaare Cumar Cabdirashiid oo Kormeer ku tagey Dhismaha Cusub ee Aqalka Sare.[Masawiro]
(January 1, 2017)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke oo weheliyaan xubno ka tirsan Aqalka sare ayaa kormeer ku tagey xafiisyo cusub oo loo di
Xildhibaanada Dowladda Federaalka Soomaaliya oo doortay gudiga doorashooyinka gudoonka Baarlamaanka
(January 1, 2017)
Muqdisho:-Baarlamaanka Dowladda Federaalka ee Soomaaliya ayaa maanta waxaa ay si rasmi ah u meel mariyey xubnaha cusub  ee Guddiga Doorashooyinka Guddoonka Golaha Baarlamaanka waxaa xubnahaas ay ka o
Madaxweynaha Dawladda Puntland oo Muqdisho kaga qayb galay kulan Lagaga Hadlayey Nabadaynta Magaalada Gaalkacayo.[Masawiro]
(January 1, 2017)
Muqdisho:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo hawlo shaqo u jooga magaaladda Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya ayaa maanta 01 January 2017 kulan lagaga hadlayey nabadaynt

« Previous PageNext Page »