
(October 31, 2017)
Shirka Baarlamaanka Carabta oo ay ku mideysan yihiin Baarlamaanada dalalka carabta ayaa markii ugu horeysay waxaa lagu qabtay Magaaladda Khartuum ee Xarunta wadanka Suudaan. Shirkan oo uu si rasmi Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya oo ka tacsiyeeyey geeridii Marxuum Xildhibaan Axmed Cashara
(October 30, 2017)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi u diray qoyska, ehelada iyo shacabka Soomaaliyeed ee uu ka geeriyooday, Allah ha u naxariistee Madaxweynaha Puntland Dr.Gaas oo ka Tacsiyeeyey Geerida Cawad Axmed Cashara
(October 30, 2017)
[ngg_images source="galleries" container_ids="2388" display_type="photocrati-nextgen_basic_thumbnails" override_thumbnail_settings="0" thumbnail_width="600" thumbnail_height="800" thumbnail_crop="1" i

(October 29, 2017)
Muqdisho:-Saraakiil dawladda Soomaaliya ah iyo hawlwadeennada caafimaadka ayaa sheegay in ugu yaraan 27 qof ay ku dhinteen weerarkii shalay ka dhacay magaalada Muqdishu 45 kalena ay ku dhaawacmeen. Da

(October 29, 2017)
Muqdisho:-Sh.Cali Maxamuud Xasan (Cali wajiiz) oo ka mid ah culimada Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Muqdisho ayaa waxaa uu ka waramay qarax iyo weerar ay Al-shabaab shalay la beegsadeen Hotel Naasa

(October 29, 2017)
Muqdisho:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta gelinkii danbe 29 October 2017 safaaradda Turkiga ee Magaalada Muqdisho kaga qayb galay xafladda lagu maamuusayey m

(October 29, 2017)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta si rasmi ah Xarunta Madaxtooyada uga furay shirka wadatashiga Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Madaxd

(October 29, 2017)
Muqdisho:-Waxaa goor dhow magaalada Muqdisho ka furmay shirka u dhaxeeya madaxda dowladda federaalka ah ee Soomaaliya iyo kuwa maamul goboleedyada dalka, kaasi oo uu shir gudoominayo madaxweynaha Jamh

(October 29, 2017)
Shir aan caadi aheyn oo ay Golaha Wasiirada ee Xukuumada Dawladda Federaalka maanta yeesheen oo uu shir-guddoominayey Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumada Mudane Mahdi Maxamed Guled (Khadar) ayaa

(October 28, 2017)
Muqdisho:-Mu’asasada Safa ee Dacwada & hormarinta ayaa maalintii Saddexaad qeybisey kaalmo lacageed oo Shirkada Amal & Jaaliyada Soomaaliyeed ee Sweden ka timid looguna tala galey Gurmadka M
![]() |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|