Madaxweyneyaasha Dowlad Goboleedyada oo la kulmay Xildhibaanada Aqalka sare (Masawiro)
(November 6, 2017)
Kulankan oo ay Mudanayaasha Aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya la yeesheen Madaxweyneyaasha dowlad goboleedyada dalka ee xubinta ka ah dowlada Soomaaliya ayaa waxa uu ka dhacay xarunta
Wasiirka amniga JFS oo Doha kula kulmay guddoomiyaha ammaanka guud ee dalka Qatar (Masawiro)
(November 6, 2017)
Wasiirka amniga xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane Maxamed Abuukar Isloow, oo ku sugan Magaaladda Doha, ayaa halkaasi kula kulmay guddoomiyaha ammaanka guud ee dowladda Qatar, Gen Sacad Bi
Taliyaha Ciidanka badda Puntland oo beeniyey in Askari ka tirsan Ciidankiisa uu fal kufsi ah u geystay gabadh 15 jir ah.[Dhagayso]
(November 6, 2017)
Boosaaso:-Taliyaha Ciidamada badda Xeebaha Puntland Admiraal C/rsaaq Diiriye Faarax oo la hadlay saxaafadda ayaa waxaa uu beeniyey in ninka falka kufsiga ah u geystay gabadha Soomaaliyeed uusan ka ti
Madaxweynaha Puntland oo sheegay in hoggaamiyihii Daacish Cabdulqaadir Muumin uu ka Badbaaday Duqayntii Gobolka Bari.[Dhagayso]
(November 6, 2017)
Boosaaso:-Madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali ayaa waraysi gaar ah oo uu siiyey idaacadda VOA ku sheegay in hoggaamiyihii kooxda Daacish ee Soomaaliya Cabdulqaadir Muumin in
Madaxwayne Ku-xigeenka Puntland oo Munaasabad Sagootin Ah U Sameeyey Ku-xigeenka Madaxa UNDP Soomaaliya.[Masawiro]
(November 6, 2017)
Garoowe:-Madaxwayne Ku-xigeenka Dawladda Puntland Eng. Cabdixakiin Xaaji Cabdulaahi Cumar Camay ayaa caawa oo ay taariikhdu Tahay 05 Nov 2017 waxa uu Xaflad Sagootin ah ugu sameeyey qasmiga Madaxtooya