Maxkamada Sare ee Maamulka S/land oo ansixisay doorashadii ka dhacday S/land.[Dhagayso]
(November 28, 2017)
Hargeysa:-Maxkamada Sare ee S/land ayaa waxaa ay soo saartay go’aankii ugu danbeeyey ee doorashadii ka dhacday deegaanada S/land 13-kii bishaan uuna ku soo baxay Hogamiyaha xisbiga Kulmiye Muuse Bix
Madaxweyne Farmaajo oo ka qeyb galaya caleema-saarka Madaxweyne Uhuru Kenyatta[Masawiro]
(November 28, 2017)
Nayroobi:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ka qeybgalaya caleema-saarka Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa soo gaar