Banaanbax Looga Soo Horjeedo Xirnaanshaha Dekeda Bosaaso oo ka dhacay Boosaaso.
(November 1, 2017)
Magaalada Bosaaso ee xarunta ganacsiga Puntland ayaa maanta waxaa ka dhacay Mudaaharaad ay ka qayb-qaateen qaar kamid ah shacabka ku dhaqan magaalada Bosaaso. Dadka mudaahraadayey oo u badnaa xaama
Ciidamo hor leh oo Itoobiyaan ah oo soo galay Xuduudka Doolow ee Soomaaliya
(November 1, 2017)
Gedo:-Wararka naga soo gaaraya gobalka Gedo ayaaa sheegaya in Ciidamo Itoobiyaan ah oo aad u hubeysan oo watana Gaadiidka dagaalka ayaa u soo talaabay Soomaaliya gaar ahaan xuduudka Doolow uu la wadaa
Sh.c/naasir Xaaji Axmed oo ka hadlay olalaha doorashooyinka S/land[Video]
(November 1, 2017)
Laascaanood:-Sh.C/naasir Xaaji Axmed oo ka mid Culimada Soomaaliyeed kuwooda caansan uguna waaweyn kuna nool magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool ayaa waxaa ka hadlay dhaqan xumo fara badan o
Ururka Al-Ictisaam Bil Kitaabi Wassunnah oo bayaanka soo saaray Qaraxii Is goyska Zoobe
(November 1, 2017)
Muqdisho:-Ururka Al-Ictisaam Bil Kitaabi Wassunnah waxa uu uga tacsiyaynayaa dhamaan umadda Soomaaliyeed, musiibadii naxdinta lahayd ee ka dhacaday Sabtidi 24/muxaram/1439, 14/ 10/2017 Magaalada Moqdi