Mu,asasada Safa iyo Gurmada Musiibadii Soobe Warbixin (Masawiro +Video)
(November 15, 2017)
Mu,asasada Safa ayaa waxaa ay ka mid tahay Mu,asasooyinka u istaagay in ay u gurmadaan dadkii ehelkooda ay Al-Shabaab ku xasuuqeen qaraxii Isgoyska Soobe oo ay ku dhinteen 414 qof waxaana ku dhaawacma
Dowro Dhowrsanaanta Sh Maxamed Cabdi Umal Sh Mowliid Dr. Abdiwali (Daawo)
(November 15, 2017)
Waxaan idiin soo gudbineynaa dowro ay culumada Soomaaliyeed ay ku qabteen magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya gaar ahaa Masjidka Al-Hidaaya waxaana dowrada loogu magac daray Dhowrsanaanta . Do
Wasiirka Gargaarka iyo maaraynta masiibooyinka DFS Dr’s Maryan Qaasim oo si casishay
(November 15, 2017)
Muqdisho:-Wasiirkii Gargaarka iyo maaraynta masiibooyinka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr's Maryan Qaasim Axmed ayaa maanta ku dhawaaqday in xilkeedii wasiirnimo ay iska casishay . Dr's Maryan Qaa
Madaxweynaha Dawladda Puntland oo Kulamo La Qaatay Qaar Ka mid Ah Hay’addaha Caalamiga Ah ee ka Hawlgala Puntland.[Masawiro]
(November 15, 2017)
Garoowe:-Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta gelinkii hore 15 Nov 2017 qasriga Madaxtooyada Garoowe ku qaabiley qaar kamid ah hay’addaha caalamiga ah ee ka haw
R/wasaare Khayrre iyo Wafdi uu Hoggaaminayo oo si diirran loogu soo dhaweeyey Baraawe[Masawiro]
(November 15, 2017)
Baraawe:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre iyo wafti uu hogaaminayo oo ay ka mid ahaayeen Ku-simaha Wasiirka Gaashaandhiga Mudane Maxamed Cali Xagaa, Xilid