Madaxweynaha Puntland oo Kulan La Yeeshay Qaar kamid Ah Wasiirada dalka Ethiopia
(November 22, 2017)
Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed iyo weftigii uu hogaaminayey ee hawlaha shaqo u joogey dalka Ethiopia ayaa maanta gelinkii danbe 22 Nov 2017 kulan kula yeeshay magaalada Addis Aba
Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo gaaray Baydhabo
(November 22, 2017)
Baydhabo:-Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xassan Cali Kheyre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa safar shaqo ku tegay maanta magaalada Baydhabo ee xarunta gobalka Bay,waxaana Baydhabo
Agaasimaha Warfaafinta Madaxtooyada Dawladda Puntland oo Si Diiran loo lagu soo Dhoweeyey Degmada Badhan.[Masawiro]
(November 22, 2017)
Badhan:-Agaasimaha Warfafinta, Wacyigelinta, Hiddaha iyo Dhaqanka ee Madaxtooyada dawladda Puntland Abwaan Abdirashiid Yuusuf Jibriil Cawl iyo wefti balaadhan oo uu hogaaminayo ayaa maanta 22 Nov 2017