Maxkamada Sare ee Maamulka S/land oo ansixisay doorashadii ka dhacday S/land.[Dhagayso]
November 28, 2017 - Written by EditorHargeysa:-Maxkamada Sare ee S/land ayaa waxaa ay soo saartay go’aankii ugu danbeeyey ee doorashadii ka dhacday deegaanada S/land 13-kii bishaan uuna ku soo baxay Hogamiyaha xisbiga Kulmiye Muuse Bixii Cabdi waxaa ay ansixisay natijada doorashada ee ay u soo gudbiyeen gudiga doorashooyinka.
Dhinac kale Guddiga doorashada Soomaliland ayaa horey ugu dhawaaqay in doorashadii 13-November ee ka dhacday deegaanada S/land oo uu ku adkaaday Xisbiga Kulmiye oo uu u tartamyey Muuse Biixi Cabdi oo noqday Madaxweynaha S/land.
Hoos ka Dhagayso go’aanka Maxkamada Sare ee Maamulka Soomaaliland ee doorashada S/land
M_M_Deeq
Halgan.net