Madaxweynaha dawladda Puntland iyo wefti balaadhan oo uu Hogaaminayo ayaa Safar shaqo ugu ambabaxay dalka Ethiopia.
(November 20, 2017)
Garoowe:-Madaxweynaha iyo weftigiisa ayaa waxaa garoonka diyaaradaha Kanooko ee magaalada Garoowe kusii sagootiyey Madaxweyne ku-Xigeenka dawladda Puntland Eng. Cabdixakiin Xaaji Cabdullaahi Cumar Cam
Madaxweyne Farmaajo oo u ambabaxay dalka Imaaraadka Carabta
(November 19, 2017)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi farmaajo ayaa maanta u ambabaxay dalka Imaaraadka Carabta, halkaasi oo uu kula kulmi doono madaxda dalkaasi. Waxyaabaha u
Golaha Wasiiradda Puntland oo Ansixiyey Misaaniyadda Puntland ee Sanadda 2018.
(November 19, 2017)
[ngg_images source="galleries" container_ids="2426" display_type="photocrati-nextgen_basic_thumbnails" override_thumbnail_settings="0" thumbnail_width="600" thumbnail_height="800" thumbnail_crop="1" i
Odayaasha dhaqanka Soomaaliyeed oo soo dhaweeyay Dib-U-Eegista Dastuurka.[Masawiro]
(November 19, 2017)
Muqdisho:-Wasaaradda Arrimaha Dastuurka, Guddiga La-socodka Dastuurka ee Baarlamaanka, iyo Guddiga Madaxa banaan ee dib-u-eegista Dastuurka ayaa maanta kulan wadatashi ah la yeeshay odayaasha dhaqanka
Madaxweynaha Puntlad Iyo Danjiraha Dalka China ee Soomaaliya oo Shir Jaraa’id Ku Qabtay Garoowe.
(November 18, 2017)
Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo danjiraha dalka China ee Soomaliya Mr. Qin Jian ayaa maanta 18 Nov 2017 si wada jira shir jaraa’iid ugu qabtay qasriga Madaxtooyada
Nuxurka Warbixinta Guddigga Baarista Kiiska Qalbi Dhagax oo la soo bandhigay
(November 18, 2017)
Guddiga Baarlaamaniga ah ee loo xilsaaray baarista kiiska Cabdi Kariim Sheekh Muuse (Qalbi dhagax)  ayaa maantaa soo saaray natiijada baaritanka ay sameeyeen. Warbixinta Guddiga ayaa ka kooban
Golaha Shacabka: Dhiibistii Qalbi Dhagax Sharcidarro ayay Ahayd.
(November 18, 2017)
Golaha Shacabka ee Baarlamanka Soomaaliya ayaa maanta sheegay inay sharcidarro ahayd in dowladda Somalia ay Ethiopia u dhiibto Cabdikariim Sheekh Muuse (Qalbi Dhagax) oo ka tirsanaa saraakiisha ur
Khudbadii Masjidka Saalixyada Khatarta Wararka Been Abuurka ah Sh Dr Xasan Sh Cali Warsame (Daawo)
(November 17, 2017)
Burco:-Waxaan idiin soo gudbineynaa Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Saalixyada e Magaalada Burco waxaana Khudbada jeediyey Sheekh Dr Xasan Sheekh Cali Warsame waxaana uu Sheekhu uga hadlay Khatarta wara
Akhlaaqda laga doonayo Gancsadaha Muslimka ah Sh Dr Abdiwali Haji Mohamed.[Daawo]
(November 17, 2017)
Nairobi:-Waxaan idiin soo gudbineynaa Muxaadaro qiimo badan oo uu magaalada Nairobi uu ka jeediyey Sh Dr Abdiweli Haji  Sh Maxamed waxaana uu Sheelkhu uu Muxaadaradiisa uga hadlay cinwaana uga dh
Madaxweynaha Puntland Dr. Gaas oo kormeeray Garoonka diyaaradaha ee Garoowe.[Masawiro]
(November 17, 2017)
Garoowe:-Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 17 Nov 2017 kormeeray Garoonka diyaaradaha magaalada Garoowe, kaas oo dhismihiisu marayo heer gebogebo ah. Kormeerka Ma

« Previous PageNext Page »