Sh.c/naasir Xaaji Axmed oo ka hadlay olalaha doorashooyinka S/land[Video]
November 1, 2017 - Written by EditorLaascaanood:-Sh.C/naasir Xaaji Axmed oo ka mid Culimada Soomaaliyeed kuwooda caansan uguna waaweyn kuna nool magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool ayaa waxaa ka hadlay dhaqan xumo fara badan oo dhinac socota Ololaha Doorashooyinka Maamulka Somaliland.
Hoos ka Daawo Sh c naasir xaaji axmed oo si adag uga hadlay olalaha dorashooyinka Somaliland
A/cawaale
Halgan.net