Sh .Maxamuud Shibli oo maanta khudbadii Jimce kaga hadlay حرمة دم المسلم.[Daawo]
November 3, 2017 - Written by EditorNairobi:-Sh .Maxamuud Sh.Maxamed Shibli, ayaa maanta Masjidka Al-Hidaaya ee magaalada Nairobi, waxaa uu ka soo jeediyey khudbo qiima badan, taasoo uu uga hadlayey حرمة دم المسلم in ay muhiim tahay in la ilaaliyo dhiiga qofka Muslimka ah oo aysan banaanay in lagu xadgudbo.
Hoos ka Daawo حرمة دم المسلم || خطبة || فضيلة الشيخ محمود محمد الشيلي
Hoos ka Daawo khudbadii Jimacaha Xurmada Dhiigga Muslimka Sh Shibli
A/cawaale
Halgan.net