Shirkii Madaxda Dowlad-goboleedyada Soomaaliya uga socday magaalada Baydhabo oo la soo gaba-gabeeyay.[Masawiro]
May 16, 2018 - Written by EditorBaydhabo:-Shirkii Madaxda Dowlad-goboleedyada dalka Soomaaliya oo maalmihii u danbeeyey ka socday magaalada Baydhabo ayaa maanta la soo afmeeray iyadoona laga soo saaray warmurtiyeed qodobo kale duwan oo loga dalbanayo in ciidamada maamullada ka jira dalka laga taageero dhinac hubka iyo saanada loona qoondeeyo qayb ka mid ah dhaqaalaha ay dowladda Federaalka Soomaaliya ay ka hesho beesha caalamka.
Hoos ka akhri warmurtiyeedka ka soo baxay Shirkii Maamul goboleedyadu ka soo saareen magaalada Baydhabo
no images were found
A/cawaale
Halgan.net