Warsaxaafadeed laga soo saaray Shirkii Golaha wasiirada Puntland ee ka dhacay Garoowe
May 10, 2018 - Written by EditorGaroowe:-Shirkii Golaha wasiirada Puntland oo uu shir-guddoominayay Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta waxaa uu ka dhacay xarunta madaxtooyada Puntland ee Garoowe. Shirka Golaha wasiirada Puntland ayaa waxaa looga hadlay Arrimaha Amniga, Abaaraha ka jira Puntland, Safarkii Madaxweynaha Puntland uu ku tegay dalka Imaaraatka Carabta.
Hoos ka Akhriso warsaxaafadeedkii ka soo baxay Shirkii Golaha wasiirada Puntland.
no images were found
M_M_Deeq
Halgan.net