Madaxweynaha Dawladda Puntland oo Magacaabay Garyaqaanka Guud ee Dowladda Puntland
(June 19, 2018)
Garoowe:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 19 June 2018 xafiiskiisa kasoo saaray wareegto uu ku Magacaabay Garyaqaanka Guud ee Dowladda