
(June 9, 2018)
Laascaanood:-Munaasibad lagu abaal marinayay ardaydii kaalmaha hore ka gashay tatrankaasi ayaa lagu qabtay Masaajidka Weyn ee Jamaca waxaana kasoo qayb galay Madax dhaqameed, Odayaal, Maamulka Degmada

(June 9, 2018)
Mecca:-Culumada Soomaaliyeed oo ku sugan dhulka barakeysan ee Mecca ayaa bayaan iyo baaq u diray Maamulada S/land iyo Puntland baaqaas oo ku aadan colaada ka dhex aloosan labada Maamul gaar ahaan deeg

(June 8, 2018)
Wafdi uu Hogaaminayo Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre oo ku sugan dalka Jabuuti ayaa kulan la qaatay Ra’iisul wasaaraha dalkaas, Cabdiqaadir Kaamil Max

(June 7, 2018)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Kaaliyaha Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay uu qaabilsan arrimaha siy Shirkii Golaha Xukuumada Puntland oo looga hadlay Amniga iyo arimo kale oo Muhiima (Akhriso)
(June 7, 2018)
Shirkii Golaha Xukuumadda Dawladda Puntland oo uu shir-guddoominayay Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa waxaa looga hadlay Amniga Puntland, Safarka Madaxweynaha

(June 6, 2018)
Garoowe:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo weftigii uu hogaaminayey ayaa Maanta 6 June 2018 dib ugu soo laabtay magaalada Garoowe ee caasimadda Dowladda Puntland. M

(June 6, 2018)
Baydhabo:- Golaha Amniga Qaranka ayaa kulankoodii joogtada ahaa ku yeeshay magaalada Baydhabo, 3-5 Juun 2018. Shirkaas oo ka dhacay Xarunta Madaxtooyada, Koonfur Galbeed ee Baydhabo waxaa looga hadlay

(June 4, 2018)
Ra’iisul wasaare kuxigeenka xukuumadda Federaalka Soomaaliya ahna gudoomiyaha Guddiga qaran ee Gurmadaka Fatahaadaha, Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar), ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya $1,00

(June 4, 2018)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa goor-dhow ka furay Magaalada Baydhabo Shirka Golaha Amniga Qaranka. Shirkan oo uu shir guddoominayo Madaxweyna Guddiga difaaca Puntland oo shir jaraa`id ku qabtay magaalada Garoowe (Daawo)
(June 4, 2018)
Garoowe:-Guddiga difaaca dowlada Puntland ayaa shir jaraa`id ku qabtay maanta magaalada Garoowe ee xarunta maamulka Puntland waxaana Shirkooda Jaraa,id ay uga hadleen xaalada gobalka Sool iyo howlgalo
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|