Shirkii Golaha Xukuumada Puntland oo looga hadlay Amniga iyo arimo kale oo Muhiima (Akhriso)
June 7, 2018 - Written by EditorShirkii Golaha Xukuumadda Dawladda Puntland oo uu shir-guddoominayay Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa waxaa looga hadlay Amniga Puntland, Safarka Madaxweynaha ee Magaalada Baydhabo, Xeerka Biyaha Puntland iyo Warbixino Kale.
no images were found
—-Dhamaaad—