Ogeysiis Muhiima ah:-Cudurdaar ku socda Akhristayaasha Halgan.net
(July 8, 2018)
Muqdisho:-Waxaa Akhristayaasha Halgan.net uga cudurdaaraneynaa dib u dhac ku yimid dhinaca warar iyada oo ay jirtay cilad yar oo ka timid xaga Shirkada leh servaha iyada oo ay shirkadu Update gareyney
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2018/07/3DAD5C3D-46A5-41D9-83DB-EDCACC7737C4_w1023_r1_s.jpg)
(July 8, 2018)
Hogaamiyaasha dalaka Eritrea iyo Ethiopia ayaa maanta kulan taariikhi ah ku yeeshay magaalada Asmara ee caasimadda Eritrea, si ay usoo gaba gabeeyaan mid ka mid ah colaadihi ugu qaraaraa ee soo mara A
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2018/07/5.Abdalla-Guure-3.jpg)
(July 6, 2018)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa galabta oo taariikhdu tahay 06-july 2018 xadhiga ka jaray Hospital casri ah oo laga hirgaliyey magaalada Garoowe. Madaxw
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2018/07/36726887_1777439925673811_8100314019677601792_n.jpg)
(July 6, 2018)
CARTA:- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo booqasho ku jooga dalka Jabuuti ayaa maanta gaaray Carta oo ah magaaladii marti galisay shirkii dib-u-he
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2018/07/unnamed-11-2.jpg)
(July 5, 2018)
Jabuuti:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa gaaray magaalada Jabuuti halkaas oo uu ka furmay Shirka Madasha iskaashiga Afrika iyo Shiinaha. Ma
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2018/07/3.Abdalla-Guure-740x557.jpg)
(July 5, 2018)
Garoowe:-Shirkii Golaha Xukuumadda Dawladda Puntland oo uu Shir-Guddoominayay Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, ayaa looga hadlay arrimaha kala ah amniga dalka, shilalka Madaxweynaha Jubbaland oo Isku shaandheeyey ku sameeyey Golihiisa Wasiirada.
(July 5, 2018)
[ngg_images source="galleries" container_ids="2721" display_type="photocrati-nextgen_basic_thumbnails" override_thumbnail_settings="0" thumbnail_width="600" thumbnail_height="800" thumbnail_crop="1" i
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2018/07/17.Abdalla-Guure-1.jpg)
(July 3, 2018)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa xalay oo taariikhdu ahayd 2 July 2018 waxaa uu ka qaybgalay daahfurka wajiga labaad ee dhismaha waddada Ceeldaahir-Ceerigaa
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2018/07/36568032_1770475643036906_7414651361641365504_n.jpg)
(July 3, 2018)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay wafdiga ka socday Jamhuuriyadda aan walaalaha nahay ee Jabuuti oo M
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2018/07/index.jpg)
(July 2, 2018)
Kooxda Al-Shabab ayaa galinkii dambe ee maanta meel fagaaro ah ku toogtay nabadoon caan ka ah gobalka Shabellaha Dhexe, gaar ahaan degmada Balcad. Nabadoon Abshir Nuur Xuseen (Abhir Maliis) oo daâ
![]() |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|