Culimada Kenya oo Baaq Nabadeed u diray Beelaha ku dagaalamaya Gobolka Sool.[Video]

October 30, 2018 - Written by Editor

Nairobi:-Culimada Soomaliyeed ee ku nool Kenya gaar ahaan magaalada Nairobi ee caasimada dalka Kenya aya baaq nabadeed u diray beelaha ku dagaalamaya Koonfurt Gobolka Sool culimada baaq nabaddeed u jeedisay walaalaha ku dagaalamay Koonfurta Gobolka Sool ayaa waxaa ka mid ah Sh.Maxamed Cabdi Umal, Sh Boobe Sh Shibli , Dr,Sh Bashir Ahmed Salaad , Sh Mohamed Osman , Sh Abdirizak Jiir , Sh Ali Usama iyo Culimo kale.

Hoos ka Daawo Baaqa culimada Kenya gaar ahaan magaalada Nairobi ee caasimada dalka Kenya

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
October 2018
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online