Golaha Iskaashiga dowlad goboleedyada oo Qoraal jawaab ah u diray Aqalka Sare (Akhriso)
October 31, 2018 - Written by EditorMuqdisho:-Golaha Iskaashiga dowlad goboleedyada ayaa soo dhoweeyay dadaalka uu hormuudka ka yahay Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya , kaasoo lagu xalinayo khilaafka ka dhex aloosan DFS iyo dowlad goboleedyada.
[ngg_images source=”galleries” container_ids=”2821″ display_type=”photocrati-nextgen_basic_thumbnails” override_thumbnail_settings=”0″ thumbnail_width=”600″ thumbnail_height=”800″ thumbnail_crop=”1″ images_per_page=”200″ number_of_columns=”0″ ajax_pagination=”0″ show_all_in_lightbox=”0″ use_imagebrowser_effect=”0″ show_slideshow_link=”0″ order_by=”sortorder” order_direction=”ASC” returns=”included” maximum_entity_count=”500″]
A/Cawale
Halgan.net